Dhibanayaasha dagaalka oo la xuso 4 maajo mudada Xuska dadka dhintay
Sannad walba waxaa Nederlaan ay xustaa 4 maajo dhibanayaasha dagaalada, oo ay ka mid tahay dagaalkii 2aad ee Aduunka. Taasi waxaa lagu magacaabaa Xuska dadkii dhintay. Qodobkan ayaa ka aqrineysaa xuska dadka dhintay waxa uu yahay iyo waxa aad ka dareemeyso.