
Waxan ayaad habeyneysaa haddii aad rabto inaad tababarka-mbo dhigato
La wadaag baraha bulshada:
Haddii aad rabto dhigato tababarka-mbo, waa in sharuudaha gaar ah ka soo baxdaa. Waxaad la kulmeysaa qarashka sida qarashka waxbarasho iyo sharuudaha gelitaanka. Maqaalkani waxa uu sharxayaa sida aad isu diiwaangelineyso, waxa aad habeyneyso iyo waxa aad qarashka ku bixineyso. Iyo caawinaada dhaqaalaha aad heli karto.
Diiwaangelinta
Haddii
Tababarada qaar ayaa heysta sharuud dheeraad inta aadan is qorin ka hor. Sida tababarad qoob ka ciyaarta ama tababarada isboortiga. Warbixin dheeraad ka fiiri websaaytka tababarka.
Kharashka waxbarashada waxaad bixineysaa qeybta labaad ee sannad dugsiyeedka
Kharashka tababarka-mbo waxa la dhahaalacagta casharka (lesgeld) . Sannada dugsiyeedka 2025–2026 lacagta casharka waa € 1.458 yuuro.
Waa inaad bixisaa qeybta labaad ee sebtembar. Markaa waxey u badan tahay waxbarashada inaad bilowday. Qarashka oo dhan 1 mar ayaad bixin kartaa, ama 9 qeybood. Waxaad ku bixineysaa xagga DUO. Tani looma baahna inaad wax u habeyso. Haddii aad
Kaalmo dhaqaale waa suura gal
Sharci deganaansho heystaha
Haddii aad haysato sharci deganaansho oo aad wax baaneyso, waa inaad bixisaa lacagta casharka. Waxbarashada Nederlaan lacag la'aan ma aha.
Adiga ma heysataa lacag ama shaqo? Markaa adigaa iska bixin kara waxbarashada. Ma heysatid lacag ama shaqo? Markaa waxaad lacag ka deysan kartaa xagga
Lacagta deynta ma aha keliya waxbarashadaada, sidoo kale qarashka sida ijaarka, buugaagta iyo gaadiidka. Taasi waxa loo yaqaanaa
Waxaad taageeradn heli kartaa haddii aad u dhaxeyso 18 iyo 30 sano jirto
Hadii aad ka weyn tahay 30 sano, xaq uma lihid dhaqaalaha waxbarasho
Waxaad dhaqaalaha waxbarasho xaq u leedahay ilaa da'daada 30aad. Haddii aad
Haddii aad u dhaxayso 30 iyo 57 sano oo aad awoodi weydo inaad bixin karto kharashka waxbarashada, waxaad
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan taageerada maaliyadeed ee dawladda waxaa laga heli karaa
Magangalyodoon ama Yukreeniyaan
Ma tahay magangelyodoon ama Yukreeniyaan? Markaa xaq uma lihid dhaqaale waxbarasho. Waa inaad qarashka waxbarasho iyo qarashyada kale si kale iskaaga u bixisaa.
Ma awoodidi iyo shaqo ma heysid? Markaa waxaad weydiisan kartaa in lagaa dhaafo xagga DUO. waxaase jira dhowr sharuudood. Sharuudahan waxaa ka heleysaa
Darajada luqada loo baahan yahay waa B1 si wax looga barto darajada-mbo
Haddii aad rabto inaad dhigato tababar af Nederlaanka, markaa waa inaad muujisaa darajada luqadaada inuu ku filan yahay.
Tababarka darajada mbo 3 ama darajada 4 waxaad u baahan tahay luqada darajada B1. Badiyaa waxey rabaan iskuulada-mbo weydiiyaan inaad soo qaaday
Ka taxadar:iskuulada iyaga waa loo oggol yahay in iskooda u xadidaan sharuuda luqada ay rabaan.
Ma rabtaa inaad tababar qaadato? Markaa la xariir iskuulka iyo weydii sharuuda jira. Sharuudaha iskuul walba waa kala duwanaan karaan.