Tani waa saameynta doorashooyinka Nederlaan
Natiijada doorashooyinka wadanka Nederlaan wey soobaxeen. Xisbiga midigta PVV ayaa noqday xisbiga ugu weyn. Ka dibna waaa ku xigsaday GroenLinks, VVD iyo NSC. Halkan ka aqri waxa saameyn ey adiga kugu yeelan karto doorashooyinkan.