Nederlaan lama oggola in waqtigan xaadirka ay kuu celiyaan Talyaaniga
Nederlaan dadka ka soo gala Talyaaniga, ilaa muddo uma celin karto Talyaaniga. Sidoo kale xitaa haddii ay hore Talyaaniga uga diiwaangashan yihiin. Taasi waxaa keenaaya in Talyaaniga aysan heynin meel ay dadka ku qaabilaan.