Lacag
Marka aad ka shaqeyneyso Nedelaan, waxaad heleysaa lacag. Ilaa aad shaqo ka heleyso, waxaad taageero dhaqaale ka heli kartaa dowladda. Macluumaad ku saabsan daqligaaga boggan ayaad ka heleysaa.
Qorshayaasha tillaabo-tallaabo (1)
Warbixin

Qiyaanada Nederlaan
Nederlaan dadka kale ay tijaabineyaan iney khiyaaneeyaan ama lacag ama warbixin shaqsi u helo. Taasi waxaa loo yaqaan khiyaano. Qof walba ayaa dhibane noqon karaa, sidoo kale dadka ku cusub Nederlaan. Sidaa awgeed waa muhiim inaad ogaato sida ay u dhacdo khiyaamada, iyo noocyada jira, iyo waxa aad sameyn karto hadii ay kugu dhacdo.

Sharaxaada jeega tamarta
Fiidiyowgan wuxuu kuu sharaxayaa sida aad qarashka bisha ee jeega tamarta loo qiyaasay. Waxaa kaloo laguu sharaxayaa waxa aad sameyn karto si aad uga hortagto inaadan gadaal qarash badan lagugu soo dalacin ee tamarta ah.

Isbedelada noloshaada waxey saameyn ku yeelan karaan daqligaaga
Waxaa filinkan lagu sharaxayaa waxa ay saameyn ku yeelan karto noloshaada lacagta aad hesho iyo lacagta aad bixiso.

Degmada ayaa sii bixineysa jeegaga qaarkood intaan ceyrta kuu soo dhicin
Ka dib markaad degmada soo degto, degmada ayaa sii bixineysa jeegaga qaarkood intaan ceyrta kuu soo dhicin. Fiidiyowgan ayaa sharaxaaya sida taasi ay u howlgasho.

Iimeylka iyo been abuurka baraha bulshada
Muuqaalkan waxaad ka heli doontaa macluumaad ku saabsan khiyaanada iyo khiyaanada adoo email ahaan iyo baraha bulshada.

Weydiiso DigiD si aad uga gasho websaaytyada dowlada ee Nederlaan
Nederlaan waxyaalo badan oo shaqsi ah online-ka ayaad ka sameyneysaa. Tusaale ahaan arrimaha dowlada Nederlaanka. Ama ceymiskaaga ama hawlgabka. Kuwaani waxaad u baahan tahay DigiD. Qodobkan ayaa ka aqrineysaa waxa uu DigiD yahay iyo sida aad u codsan karto.