Shaqo raadinta xagga RefugeeWork
Xagga RefugeeWork, waxaad bilaabi kartaa shaqo raadin ooluqadaada ah. waxaad ka arkeysaa websaaytka RefugeeWork, shaqooyin jira oo lagu tarjumay 11 luqadood. Markaasina, waxaad aqrin kartaa nooca shaqada ee jira ka dibna waxaad shaqaalaha u sheegeysaa in aad jeceshahay inaad shaqeyso.