RefugeeHelp waxa u joogaan dhamaan qaxootiga Nederland jooga
RefugeeHelp wuxuu noqonayaa websaaytka dhamaan qaxootiga jooga Nederland. Waxaa Arbacadii 21 disambar ahayd qeybtii ugu horeeyey ee RefugeeHelp-ka cusub ayaa online la soo geliyey. Ilaa iyo hadda websaaytka keliya qaxootiga Yukraynka ayaa isticmaali jirey. Shaashada gadaasheeda, waa la ballaariyey websaaytkasi uu sidoo kale warbixin uga helaan magangelyodoonka iyo qaxootiga sharciga heysta.