Waxbarashada

Boggan waxaa ka heleysaa warbixin ku saabsan waxbarashada Nederlaan. Tusaale ahaan ku saabsan dugsiga hoose iyo dugsiga sare iyo waxbarasho mbo, hbo ama jaamacada. Iyo lacagta waxbarashada iyo qarashyo kale.


Warbixin

Tani waa inaad ogaataa haddii aad joojineyso waxbarasho ama aad tababar cusub aad sameyn rabto

Haddii aad rabto inaad wax ka barato Nederlaan, waxyaalo badan waa inaad sii habeysaa. Waa inaad iska qortaa tababarka, bixisaa qarashka waxbarashada iyo mar mar waxaad heli kartaa dhaqaale ardayda. Sidoo kale haddii aad waxbarashada joojineysaa, waxaa jiro nidaamyo. Qodobkan ayaad ka aqrineysaa wixii dhaqaale ah ee lagaa rabo inaad habeysaa haddii aad waxbarasho bilaabeyso ama joojineyso.

Qodob
Waxbarashada