Link-yada dhaqsaha ah
Sharuudaha keenista ama mideynta qoyska/reerka
Sidee ayaan guri ku helaa?
Waxbarashada Nederlaan
Waxaan raadinaayaa alaab
Mawduucyada
Keenista familka/reerka
Isdhexgalka bulshada
Guriyeynta
Daryeelka caafimaadka
Waxbarashada
Shaqo
Lacag
Ku noolaanshaha Nederlaan
Sharciga deganaanshaha joogtada ah
Mawduucyo kale
Xarunta suuqa
Nagu saabsan
Bedel xaaladaada
Bedel luqada
SO
Af Soomaali
Somali
Dhamaan qodobada mawduuca
Halkan ayaa ka heleysaa dulmar ku saabsan dhamaan warbixinta aad ka aqrin karto mawduucan.
Ma ka shaqeyneysaa Nederlaan? Markaa waxaad baraneysaa dhaqanka shaqada ee Nederlaan. Tani waxaa suura gal ah iney ka duwan tahay sidaad adiga caadada kuu ahayd. Boggan ayaad ka aqrineysaa wixii dheeraad ah.
Haddii aad jeceshahay inaad shaqo ka hesho Nederlaan, waxaad warbixin dheeraad ka heleysaa qaabka aad shaqada u heleyso boggan.
Haddii aad rabto inaad shaqo cusub codsato, waxaad boggan ka heleysaa qaabka Nederlaan shaqada loo codsado.
Shaqaale ahaan, waxaad, waxaad leedahay xaquuq iyo waajibaad dhowr ah oo adiga iyo shaqo siiyahaaga aad dhowreysaan. Sharciyada ugu waaweyn halkan ayaad ka aqrin kartaa.
Marka aad hesho sharciga deganaansho ee magangelyada, waad ka shaqeyn kartaa Nedelaan. Waxaad u shaqeyn kartaa shaqaale ahaan ama ganacsade ahaan. Boggan waxaad ka aqrin kartaa sida loo noqdo ganacsade.
Ma Nederlaan banaakeeda ayaa shahaado ka soo qaadatay iyo ma rabtaa inaad ka barato shaqo shahaadadaada ku habboon? Markaa shahaadadaada waad qiimeyn kartaa. Markaa waxaad ogaaneysaa darajada aad Nederlaan wax uga baran karto ama uga shaqeyn karto. Waxaad 1 shahaado ku qiiimeyn kartaa lacag la'aan.
Ma joogtaa wax ka badan 6 bilood Nederlaan? Markaa waxaad heleysaa nambar shaqsi ahaan u leedahay. Nambarkan waxaad ugu baahan tahay si aad arrimahaaga shaqsiga u abaabulato. Ka aqri halkan sida aad namabarkan u heleyso.