
Codsiga isu keenidda qoyska sida waafaqsan qodobka 8 EVRM ee IND
La wadaag baraha bulshada:
Maka soo baxayaan xubnaha reerkaaga sharuudaha keenista reerka? Markaa codsiga keenista reerka ee waafaqsan qododbka 8 ee EVRM? markaa codsiga keenista reerka ayaa ka bnilaabi kartaa IND. Boggan ayaa ka aqrineysaa wixii aad arrintan lagaa rabo inaad sameyso
Caawinaad marka la weydiisanaayo mideynta qoyska
Marka aad codsaneyso keenist reerka wey dhib badnaan kartaa. waa in qofka la xariiriyahaaga ee
Tani waa waxa VWN kuu qaban karto:
Qofka aad la xidhiidho ee VWN ee jooga xerada soo dhawaynta waxa uu:
Ku taageeridda sidii aad u heli lahayd qareen si aad u gudbiso codsiga isu-keenida qoyska sida waafaqsan qodobka 8 EVRM.
Xiriiriyahaaga VWN ee degmada wuxuu awoodaa:
Warbixin kaa siin karaa dacwada mideynta qoyska halka ay mareyso.
Wuxuu kaa caawin karaa buuxinta foomka codsiga.
La xiriirka IND asaga oo magacaaga ku hadlaaya inta hawshu mideynta qoyska socoto.
Adiga kaa caawin karaa ka jawaabista su'aalaha IND ee xariirka aad reerkaaga la leedahay.
Waxaa mar mar VWN ay kaa caawin karaan qarash
. Halkaasoo qeyb ka mid ah ' qarashka sharci' ama safarka ee dadka qoyskaaga lagu bixinaayo.VluchtelingenFondsKaa caaiwin karaan arrimaha la taaban karo sida isla marka qoyskaaga ay imaadaan Nederlaan oo guri la idiinka helo degmada. Tusaale ahaan codsiga ceyrta iyo kabitaanka. Ama marka aad sameysaneysid ceymiska caafimaadka ama aad iska qoreysid dhaqtarka qoyska, dhaqtarka ilkaha iyo iskuulka
Marka codsigaaga dib u mideynta qoyska la diido oo ma rabtaa inaad rafcaan ka qaadato?, VluchtelingenWerk waxa ay kaa caawin kartaa inaad hesho garyaqaan