De asielprocedure

Marka aad magangelyo ka weydiisato Nederlaan, waxey baareysaa Adeega Socdaalka iyo Jinsiyada (IND) haddii aad xaq u leedahay sharci deganaansho. Halkan hoose ayaa ka aqrineysaa dacwada magangelyodoonka, mudada sugitaanka iyo xaquuqdaada.

Qorshayaasha tillaabo-tallaabo (3)

    Ma ka soo gashay Nederlaan xagga dhulka? Markaa waxaad magangelyo ka weydiisaneysaa Dacwada Guud ee magangelyada. waxaad ka weydiisaneysaa tuulada Nederlaanka ee Ter Apel. Halkan ka aqri sida uu dacwada magangelyo u shaqeeyo.

  1. 1
  2. 2
  3. 3
  4. 4
  5. 5

    Nederland ma ku timid diyaarad ama markab? Iyo ma heysatid fiiso aad Nederlaan ku gasho? Kadib waxaad magangelyo ka codsataa nidaamka xaduudka. Tan waxaa sidaan loogu yeeraa sababtoo ah weli si rasmi ah uma aadan joogin Nederlaan. Halkan ka akhri sida nidaamkan magangelyo u shaqeeyo.

  1. 1
  2. 2
  3. 3
  4. 4
  5. 5

    Haddii aad magangelyo ka weydiisatay waddan kale oo Yurub ah, rajada wey weyn tahay in aadan magangelyo ka heleynin Nederlaan. Markaa badiyaa inaad wadankaasi koowaad ku noqotaa. Taasi waxaa loo yaqaanaa 'Dacwada Dublin'. Qodobkan ayaa ka aqrinrysaa sida ay taasi tahay.

  1. 1
  2. 2
  3. 3
  4. 4

Warbixin

Nin ayaa muuqaal ahaan ka wacaaya telefoonkiisa oo gacanta u haatinaaya xagga talefoonkiisa

Waxaad Ururka Qaxootiga Caawiya Nederlaan (VWN) ka sameysan kartaa ballan ah saacadaha qaabilaada ee dijitalka. Mudada saacadahan qaabilaada waxaad heleysaa iyadoo si shaqsi ah qof kaaga taageero xag bulsho iyo mid sharci ku saabsan ee xaaladaada shaqsiga. Shaqaalaha VWN ayaa ku siinaayamudada ballantan talo madax banaan.

Wax talo ah ma siineysaa websaaytka?

Nala soo socodsii haddii wax tabeyso ama aadan heli karin. Fikradaada wey caawineysaa RefugeeHelp boggan si loo hormariyo. La soco: foomkan waxaa loogu talo galay fikradaha websaaytka. Looguma talo gelin su'aalaha shaqsiga iyo codsiyada. Wax jawaab ah kama heli doontid fikrada aad noo soo jeediso. Fadlan ogow: foomkan maahan su'aalo shakhsi ah. Ma heli doontid jawaab.

Fadlan ogow: foomkan maahan su'aalo shakhsi ah. Ma heli doontid jawaab.


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
Iyadoo lala wada shaqeeyo Contentful