Mideynta qoyska iyo sameynta qoyska
Ma haysataa sharci deganaansho magangelyo oo ma rabtaa inaad qoyskaaga (lamaanahaaga iyo carruurtaada) inaad keento Nederland? Markaa waxaad codsan kartaa dib u mideynta qoyska si aad u hesho magangalyo iney ka dib kuu imaadaan "nareis". Tilmaamaha tallaabo-tallaabo ee
Ma rabtaa in xubnaha kale ee qoyskaaga ee kugu tiirsan ay yimaadaan Nederland? Markaa raac qorshaha tallaabo-tallaabo ah
Haddii IND ay aaminsan tahay inaad codsigaaga la soo daahday, ama haddii qoyskaagu sameysmay ka dib markaad Nederland timaaddo waxaan ugu yeernaa( sameynta qoyska) "gezinsvorming". Waa inaad codsataa " reguliere aanvraag gezinshereniging"
Qorshayaasha tillaabo-tallaabo (4)
Keenista reerka ee magangelyad (keenis) 3 bilood gudahood lagu codsanaayo marka sharci deganaanshaha aad hesho ka dib
- 1
- 2
- 3
- 4
- 5
Dib ula midaynta qoyska walaalaha da'weyn iyo qaraabada kale (Qodobka 8 EVRM)
- 1
- 2
- 3
- 4
- 5
- 6
Keenista reerka oo 3 bilood ka badan lagu codsanaayo marka sharci deganaanshaha aad heshay ka dib
- 1
- 2
- 3
- 4
- 5
Dhisida qoyska
Warbixin

Kuwani waa xulashooyinka kala duwan ee arjiyada si aad xubnaha qoyskaaga ama qoyskaaga u keento Nederlaan
Waxaa jira dhowr siyaabood oo aad ku keeni karto xubnaha qoyskaaga ama qaraabadaada Nederland. Iyadoo ku xiran xaaladaada, waxaad u baahan doontaa inaad u gudbiso nooc gaar ah oo codsi ah IND. Hoos waxaan ku sharxaynaa codsiga aad u baahan tahay inaad gudbiso.

Guuritaanka ka dib marka reerka la keeno
Ma imaanayaan xubnaha reerkaaga Nederlaan iyo ma heysataa guri yar oo aadanwada degi karin? Markaa degmada ayaa kuu heleysa guri kale. Qodobkan ka aqri qaabka uu u shaqeeyo.

Marka qoyska la mideeyo ka dib waxaa suura gal ah inaad sharci deganaansho adiga kuu gaar ah
Ma waxaad Nederland u timid sababtoo ah xubin qoyskaaga ayaa codsaday dib u midoobi qoyskaaga? Markaa ma heli doontid ogolaashahaada joogitaanka madaxbanaan, laakiin ma heli doontid ogolaanshaha joogitaanka ee ku xiran midka qoyskaaga. Waxaad codsan kartaa sharci deganaansho kuu gaar ah. Waxaad ka akhrin kartaa wax badan oo ku saabsan boggan.

La qabsashada bulshada markaad sharci deganaansho heysato
Ma kala tageysaan lamaanahaaga? Nederlaan furiin waad sameyn kartaa, laakiin taasi waxey ku xiran tahay xaaladaada shaqsiga. Furiinka tusaale ahaan saameyn ayuu ku yeelan karaa sharcigaaga deganaansho ee Nederlaan. Halkan ka aqri sida furiinka yahay.

Sidan ayaa Nederlaan uga heli kartaa taageero sharci oo bilaash ah ama la iska bixin karo
Nederlaan gudaheeda waxaa jira habab kala duwan oo lagu helo caawimaad sharci bilaash ah ama lacag yar. Tusaale ahaan, waxaa laga yaabaa inaad hayso su'aalo ku saabsan dacwadaada magangalyada, ama aad u baahan tahay caawimaad haddii aad dhibaato kala kulanto shaqada ama gurigaaga. Halkan ka akhri meesha aad ka heli karto caawinaad sharci.